Loading the player...


INFO:
Ku soo dhawaada Bilan Garden oo laga furay Laascaanood. Waa meel qurux badan oo loogu talagalay xafladaha gaarka ah! Bilan Garden, waxay idin haysaa adeegyo heer sare ah oo ay ka mid yihiin: • Qabanqaabada aroosyada iyo meherka • Qurxinta gudaha (decoration) [Bilan Garden] waa meesha ugu habboon ee aad ku xusi karto maalin aan la ilaawi karin! Nagala soo xidhiidh 0634498532